DAAWO: FAA’IIDOOYINKA BIYAHA KULUL BAHALKA DUMARKA U LEEHIYIIN XILIGA GALMADA.

DAAWO: FAA’IIDOOYINKA BIYAHA KULUL BAHALKA DUMARKA U LEEHIYIIN XILIGA GALMADA.

3181
0
SHARE

Waxaa la ogaaday dumarka ugu wax macaan.Raga soomalida ayaa laga raacay bahalka dumarka oo way suuxaan markay soo xasuustaan.

Is fahanka galmada ee labada lamaane ayaa ah as-aaska guurka guuleysta , si loo gaaro ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xariir wanaagsan xiliga galmada iyo in si cad ah la isugu sheego waxa ay labada lamaane dareemayaan xiliga cayaarta socoto .

Waxa ayna tani keeneysaa in in labadaba ay gartaan waxa midka kale raaxo uu ka helayo isla markaana kaga boganayo illaa uu ka gaaro heerka gariirka galmada .

Balse waxaa jira haween badan oo dareemaya xiliga cayaarta naxariista xanbaarsan socoto in aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda fikir qaldan ka qaato.