DAAWO: RAGGA KU FASHILKA GALMADA OO LO OHAYO DAAWO AAD U FIICAN.

DAAWO: RAGGA KU FASHILKA GALMADA OO LO OHAYO DAAWO AAD U FIICAN.

684
0
SHARE

 

QANCIN LA’AANTA LAMAANAHAAGA DARTEED?

WALIGAA GAARIGU MA KAAGA DAMAY MEEL DHEXE ADOO AAN GAARIN HOYGAAD U SOCOTAY?

WALIGAA MA IS TIRAAHADAY TOLOW WAAD JIRANTAHAY EE IS DAWEE?

Jawaabahaaga haday haa

u bataan sii aqri

warbixintan si aad u ogaatid dhibaatadaada.

Xusuuso oo qalbiga ku hay qalab adag oo xoogani waa waxa ay dumarku u

dhintaan(baahida u qabaan) marka aad gaariga ku wadid sariirta

dhexdeeda.

haddaba waxaan kuu hayaa 7 qodob oo kaa caawinaya in aad heshid geed

dhagax oo kale ah.

Si wanaagsan wax u cun: Is bedel yar oo ku yimaada nafaqadaada waxa

uu kuu abuuri karaa himad iyo iyo xoog dheeri ah,cuntada sida mooska,

ukunta, looska, basasha, iyo caanaha geela waxay siyaadiyaan awoodaada

galmo.

Geedkaagu wuxuu rabaa jimicsi: raga caafimaadka qabaahi mar walba

waa ku xariif dhanka galmadda.

jimicsigu waa habka ugu wanaagsasn ee aad kor ugu qaadi kartid

kartidaada sariirta, waxa ay yareesaa fakarka oo ah dilaaga kacsiga.

waxay kaloo caawisaa dheecaan ay soo daayaan xiniinyuhu kuwaas oo

taabo galiya habka raga,

Ka fogow cabida sigaarka: Sigaarku runtii waxa wax yeelo aan naxariis

lahayn u gaystaa

habdhiskaaga raganimada

ama qaabkaaga dareenka

waxana uu dhimaa oo la

dagaalamaa saameyn weyna

ku reebaa rabidaada

galmada,. KA FOGOW

SIGAARKA HADDAAD

RABTID NOLOL RAAXO

LEH….