XASAASI: SANBALOOLSHE OO U HANJABAY FARMAAJO IYO KHEYRE

XASAASI: SANBALOOLSHE OO U HANJABAY FARMAAJO IYO KHEYRE

165
0
SHARE

Warar si hoose aan  u helnay waxay sheegayaan  in Taliyaha NISA Mr. Sanbaloolshe oo la filayo in xilkaasi laga qaado uu u hanjabay madaxweyne Farmaaajo iyo Ra’iisul wasaare Kheyre.

 

Markii uu maqlay in xilkaan laga qaadayo ayuu Sanbaloolshe sheegay in isna uu ceebeyn doono madaxda qaranka.

 

Waxa uu sheegay inuu hayo Caddeymo ku aadan arrinta qalbi dhagax iyo saxiixyada Labada mas’uul.

 

Waxa uu tilmaamay in saxaafadda usoo bandhigi doono haddii isaga xilka NISA ka hayo laga qaado.

 

Arrintaan ayaan la ogeyn in Sanbaloolshe ka celin doonti xil ka qaadista lagu sameyn doono iyo in kale.